Home

Buug Cusub

Book-Standing-2.1

7 Tallaabo oo u Taagan Maareynta Wakhtiga

Buugga waxa uu ku saabsan yahay Maareynta Wakhtiga. Buugga waxaa lagu soo bandhigayaa 7 Tallaabo oo ifitiiminaya qiimaha wakhtigu leeyahay iyo sida aad wakhtiga uga faa\’iiddeysan kartid. Buugga waxaa lagu qeexayaa hab cusub oo la magac baxay XIGMAD oo ah hab lagu imtixaamo hiigsiga.

Halkan riix oo iibso buugga

XIGMAD

Buugga waxaa lagu soo bandhigayaa hab cusub oo la yiraahdo XIGMAD.

Hiigsiga aad sameysaneyso waa inuu yahay mid XIGMAD ku fadhiya. XIGMAD waa erey soomaali ah oo u dhigma ereyga af ingiriiska ee SMART (Specific, Measurable, Attainable, Realistic, Time-bound).

XIGMAD waxa ay ka kooban tahay 6 xaraf oo midkasta macne gaar ah leeyahay:

XIGMAD (Xaddidan, Imtixaamid, Goorma, Maareyn, Aasaas, Dan).

Shuruudaha XIGMAD ee hiigsiga lagu saleynayo waa:

Faahfaahin intaa ka sii badan waxa aad ka heli kartaa buuggan \”7 Tallaabo oo u Taagan Maareynta wakhtiga\”